DEG DEG;- Gaari Laga Soo Buuxiyey Walxaha Qarxa oo Lala Beegsaday Goroonka Diyaaraha Baladweyne.

0
Monday March 07, 2016 - 11:14:03 in Wararka by
  • Visits: 1134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG;- Gaari Laga Soo Buuxiyey Walxaha Qarxa oo Lala Beegsaday Goroonka Diyaaraha Baladweyne.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

 (7 Maarso Radio Shacab);Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay in lagu qarxiyay afafka Hore ee garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne.

Siada wararka aynu ku hekayno Qarax ayaa la sheegay in loo adeegsaday gaari nooha ah isla markaana lagu qarxiyay afafka Hore ee Garoonka diyaaradaha Magaalada Beledweyne ee Ugaas Khaliif.

Ilaa haatan lama Ogo qasaaraha ka dhashtay qaraxa ka dhacay afafka Hore ee Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan waxaana jira cabsi xoogan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip