Odayaasha iyo Waxgaradka Cadaado oo War Culus ka Soo Saaray Dagaalkii Shalay..

0
Tuesday February 23, 2016 - 15:20:36 in Wararka by
  • Visits: 595
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Odayaasha iyo Waxgaradka Cadaado oo War Culus ka Soo Saaray Dagaalkii Shalay..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Odayaasha iyo Waxgaradka Magaalada Cadaado ayaa dalbaday in Ciidanka Milatariga ah laga saaro gudaha magaalada lana dejiyo Xeryaha Ciidanka ee ku yaalla Gobolka Galguduud.

Hadalka odayaasha ayaa yimid kadib markii Shalay ay Ciidan ka wada tirsan Dowladda ku dagaallameen Magaaladaasi,iyada oo la sheegay in ay isku qabsadeen Lacgo gunno ah oo la qeybinayay.

Qaar ka mid ah Odayaasha Magaalada ayaa qabtay Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado ayaa Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug,waxaa ay ka codsadeen in Ciidamada laga saaro gudaha Magaalada.


Odayaasha ayaa dal baday in magaalada kaliya loo daayo Ciidanka Booliska ah,islamarkaana laga saaro Ciidamada Milatariga ah iyo kuwa Maleeshiyaadka ah ee Magaalada Hubka ku wata.

Ciidamada Deggan Xerada 21aad ee Gobolka Galguduud ayaa qeyb ka deggan Magaalada Cadaado mee Xarunta Ku meel gaarka u ah M,aamulka Galmudug.
Xafiiska Wararkara Gaalkacyo
Radio Shacab Kala Soo Xariir
RadioShacab2016@gmail.com

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip