Hay'adda NISA oo Taliyeyaal Cusub u Magacowday Gobalka Hiiraan-AKHRISO

0
Saturday April 14, 2018 - 07:21:24 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 87
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda NISA oo Taliyeyaal Cusub u Magacowday Gobalka Hiiraan-AKHRISO

    Wareegto kasoo baxday xafiiska Taliyaha ciidanka Nabad sugida iyo Sirdoonka Maamul goboleedka Hirshabelle ayaa xilka looga qaaday Taliyihii ciidanka Nabad sugida Gobolka Hiiraan Dhame Cabduqaadir Maxamed Abuukar (Dhagaweyne).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto kasoo baxday xafiiska Taliyaha ciidanka Nabad sugida iyo Sirdoonka Maamul goboleedka Hirshabelle ayaa xilka looga qaaday Taliyihii ciidanka Nabad sugida Gobolka Hiiraan Dhame Cabduqaadir Maxamed Abuukar (Dhagaweyne).

Waxaa sidoo kale wareegtadan kasoo baxday Taliyaha Nabad sugida Hirshabelle lagu magacaabay Taliyaha ciidanka Nabad sugida gobolka Hiiaan oo loo magacaabay Dhame Cabdi Maxamed Cali (Aweys_.

Halkan ka Ahhriso Digreetada kasoo baxday Taliyaha Nabad sugida Hirshabelle





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip