Madaxweynaha Hirshabeelle oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan -Akhriso

0
Friday April 13, 2018 - 19:13:42 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hirshabeelle oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan -Akhriso

    Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xilka kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, oo uu bishii September ee sanadkii hore uu xilkan dib ugu soo magacaabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xilka kaga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, oo uu bishii September ee sanadkii hore uu xilkan dib ugu soo magacaabay.

Wareegtada ka soo baxday Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan loogu magacaabay C/llaahi Axmed Iimaan.

Magacaabida iyo xil ka qaadistan ayaa ku soo aaday, iyadoo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu ku sugan yahay magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan.

Labadii sano ee uu dhisnaaMaamulka Hirshabeelle, waxaa uu yeeshay Labo Madaxweyne iyo afar Guddoomiye Gobolka Hiiraan, waana hubaal la’aanta siyaasadda aan fadhin ee Maamulkan curdunka ah uu la kowsaday, tan iyo markii la dhisay.

Halkan hoose ka akhriso wareegtada:-




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip