Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Nabadsugidda -Akhriso

0
Thursday April 12, 2018 - 19:06:00 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Nabadsugidda -Akhriso

    Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka qaaday Taliyihii Nabad Sugidda Gobolka Bay Ibraahim Isgoowe Ibraahim.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka qaaday Taliyihii Nabad Sugidda Gobolka Bay Ibraahim Isgoowe Ibraahim.

Wareegtada xilka loogaga qaaday taliyaha Nabadsugida gobolka Bay ayaa lagu sheegay in ay tahay kadib markii uu gudan waayay waajibaadka shaqo ee loo igmaday, lana shaqeyn waayay Wasaaradda Amniga Gudaha iyo Saraakiisha kale ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Ammaanka gobolka Bay ayaa sii xumaanayay bilihii la soo dhaafay iyadii weeraro ay ururka Al-shabaab ay ku qaadayeen fariisimo ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin gobolkaas.

Halkan hoose ka akhriso wareegtaa xilka loogaga qaaday taliyaha nabadsugida gobolka Bay





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip