96 Macallin oo Keenyan ah oo Shaqadii Laga joojiyay Kadib Markii Lagu soo Eedeeyay Xadgudub Galmo..

0
Wednesday June 10, 2015 - 10:28:49 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    96 Macallin oo Keenyan ah oo Shaqadii Laga joojiyay Kadib Markii Lagu soo Eedeeyay Xadgudub Galmo..

    {Radio Shacab} 96 macalin ayaa laga mamnuucay shaqadii macalinimo kadib markii lagu soo eedeeyay in ay ku kaceen anshax daro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

{Radio Shacab} 96 macalin ayaa laga mamnuucay shaqadii macalinimo kadib markii lagu soo eedeeyay in ay ku kaceen anshax daro.
Macalimiintaasi ayaa lagu eedeeyay in ay xadgudub galmo sameeyeen ka gadaal markii ay xiriir galmo sharci daro ah ay la sameeyeen ardadii ay wax barayeen.

Laba macalin ayaa haween ka ah 96 macalin ee loo haysto xadgudubka.

Mid ka mid ah macalimiinta ayaa loo haystaa in uu u galmooday wiil ardadiisa ka mid ah.

Guddiga adeega macalimiinta ayaa sheegay in macalimiintaasi aanay abid shaqeyn doonin maadaama ay ku kaceen falal liddi ku ah sharciga waxbaridda.

(Xafiiska War-Qabadka Radio Shacab)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip