Ku Simaha Taliyaha Ciidanka Booliska General Mukhtaar Xuseen Afrax Afrax oo Gaaray Magaalada Baydhabo

0
Wednesday February 14, 2018 - 21:34:00 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku Simaha Taliyaha Ciidanka Booliska General Mukhtaar Xuseen Afrax Afrax oo Gaaray Magaalada Baydhabo

    ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee Dowlad goboleedka Koofur Galbeed, waxaana halkaasi kusoo dhoweeyey Sara

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee Dowlad goboleedka Koofur Galbeed, waxaana halkaasi kusoo dhoweeyey Saraakiil iyo Masuuliyiin kala duwan. .

Ujeedka Safarka Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa ah in Magaalada Baydhabo uu uga qeyb galo wajiga labaad ee Shirka Booliska Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo halkaasi ka socon doono labada maalmood ee soo socota . .

Taliyaha waxaa Safarka ku wehlinaya dhammaan Taliyayaasha Booliska Dowlad goboleedyadda, masuuliyiin ka kala socota Wasaaradda Amniga qaranka iyo Wasaaraddaha Amniga maamulada dalka ka jira. Taliyeyaasha Booliska Dowlad goboleedyadda, masuuliyiin ka kala socota Wasaaradda Amniga qaranka iyo Wasaaraddaha Amniga maamulada dalka ka jira.


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip