Wasiirka Amniga Puntland iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Magaalada Boosaaso

0
Monday February 12, 2018 - 18:38:09 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Amniga Puntland iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Magaalada Boosaaso

    Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullahi Dawlad ayaa sheegay in isaga iyo Wefdi uu hogaaminayo ay magaalada Bosaso u yimaadeen arrimo la xiriira ammaanka gobolka Bari, kadib markii uu shir jaraa'id ku qabtay wasaaradda amniga .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullahi Dawlad ayaa sheegay in isaga iyo Wefdi uu hogaaminayo ay magaalada Bosaso u yimaadeen arrimo la xiriira ammaanka gobolka Bari, kadib markii uu shir jaraa'id ku qabtay wasaaradda amniga .


Wasiirka ayaa shacab Magaaladda Bosaso ugu baaqay in ay ilaashadan amniga guud ee magaalada gacana ay siiyaan ciiddanka Police-ka gobolka si looga wada shaqeeyo ammaanka dalka guud ahaan.

Mar-wax laga weydiiyey wasiirka  arrinta la xiriirta shaqa joojinta dhowaan la sheegay in  lagu sameeyey Taliyaha qeybta boolisk-Gobolka Bari, ayaa wasiirka sheegay in wali baaritaan  u socdo, siaol markaana  arimaha ay u yimaadeen Magaaladda Bosaso ay ka mid tahay .

Wasiirka ayaa sidoo kale ka gaabsaday in uu ka hadlo weerar iyo qaraxyo ka dhacay magaalada Bosaso, waxa uuna hadalkiisa ku soo goobay in falaalkaasi, ay la mid yihiin kuwa ka dhaca magaalooyinka kale ee caalamka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip