Diyaarad Rakaab ah oo Ku Burburtay Duleedka Magaalada Moscow -Sawirro

0
Sunday February 11, 2018 - 21:55:02 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaarad Rakaab ah oo Ku Burburtay Duleedka Magaalada Moscow -Sawirro

    Diyaarad rakaab ah oo ay saarnaayeen 65 rakaab ah iyo 6 shaqaale ah ayaa burburtay waxyar kadib markii ay ka kacday garoonka Domodedovo ee magaalada Moscow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaarad rakaab ah oo ay saarnaayeen 65 rakaab ah iyo 6 shaqaale ah ayaa burburtay waxyar kadib markii ay ka kacday garoonka Domodedovo ee magaalada Moscow.

Diyaaradan Saratov Airlines ayaa la wayay daqiiqado kadib markii duushay waxayna ku dhacday tuulada Argunovo oo 80km Koofur Bari ka xigta magaalada Moscow.

Lama yaqaan sababta keentay burburka diyaarada iyadoo shaqaalaha gargaarka lagu arkay goob uu barafku qariyay oo ay ku dhacday diyaarada.

Diyaaradan oo noocedu yahay Antonov-148 ayaa u safraysay magaalada Orsk ee xadka Ruushka u la wadaago dalka Kazakhstan,waxayna ka soo ambabaxday magaalada Moscow.

Wasaaradda Gaadiidka Ruuska ayaa Arrimo badan u aaneyneysa bur burka diyaarada oo ay ku jiraan xaaladda hawada iyo cilado ka jira dhanka duuliyaha.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip