Wada-hadal u Dhaxeeya Dowladda Ethopia iyo Ururka ONLF oo Ka Furmay Dalka Kenya

0
Sunday February 11, 2018 - 12:56:27 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wada-hadal u Dhaxeeya Dowladda Ethopia iyo Ururka ONLF oo Ka Furmay Dalka Kenya

    Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Kenya Waxaa ka furmay wada-hadal u dhexeeya Dowladda Ethopia iyo ONLF.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Kenya Waxaa ka furmay wada-hadal u dhexeeya Dowladda Ethopia iyo ONLF.

Wada-hadalka waxaa dhex-dhexaadinaya xubno caan ka ah siyaasadda dalka Kenya oo ay kamid yihiin Senetarka Garissa Yuusuf Xaaji , Barasaabka Gaarisa Cali Bunow Qorane iyo xildhibaanka Kamkunji Yuusuf Xasan.

Dhinaca dowladda Itoobiya waxaa hogaaminaya Madaxweynaha Dowladd deegaanka Ethopia Cabdi Maxamuud Cumar, halka ONLF uu hogaaminayo Cabdiraxman Maadeey madaxda arrimaha Dibada ee ONLF.

Wada hadallo hore u dhacay oo dhex marey labada dhibac ayaa lagu guuldareystay kadib markii la isku mari waayay qodobada qaar.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip