SAWIRRO:- Shirka Dib U Eegista Sharciga Socdaalka Oo Ka Furmay Cadaado

0
Saturday January 13, 2018 - 16:09:04 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 47
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO:- Shirka Dib U Eegista Sharciga Socdaalka Oo Ka Furmay Cadaado

    Caasimadda KMG ah ee Maamul-goboleedka Galmudug ee Cadaado ayaa waxaa maanta ka furmay Shirka Wadatashiga Dib u eegita Sharciga Socdaalka Soomaaliya, waxaana shirkaani daahfuray la taliyaha dhanka sharciga ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda C/

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caasimadda KMG ah ee Maamul-goboleedka Galmudug ee Cadaado ayaa waxaa maanta ka furmay Shirka Wadatashiga Dib u eegita Sharciga Socdaalka Soomaaliya, waxaana shirkaani daahfuray la taliyaha dhanka sharciga ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda C/nasir Hashi.

Waxaa kasoo qeyb galay Shirkaan Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug oo ay ka mid yihiin wasiirka arimaha Gudaha, Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Dastuurka iyo Wasiirka Gadiidka cirka iyo dhulka, waxaana ay dhamaantood si isku mid ah u sheegeen in ay muhiim tahay in dib u eegis lagu sameeyo sharciga Socdaalka dalka, maadama sharciga hada jira markii la sameenayay uu dalku ahaa dowlad dhexe, balse hadda la qaatay nidaamka Federaalka.

Hay’adda Socdaalka ayaa bilihii lasoo dhaafay waday dadaallo kala duwan oo lagu hormarinaayo Hay’addaasi, oo muhiim u ah bulshadda Soomaaliyeed.

SAWIRRO.

socdaal1socdaal2socdaal4




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip