Mid ka mid ah Wasiiradii uu Magacaabay R,W Khayre oo Saaka Soo Gaarey Muqdisho

0
Friday January 05, 2018 - 12:30:45 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid ka mid ah Wasiiradii uu Magacaabay R,W Khayre oo Saaka Soo Gaarey Muqdisho

    Waxaa Magaalada Muqdisho saaka soo gaaray Wasiirka cusub ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ee uu shalay Magacaabay Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Muqdisho saaka soo gaaray Wasiirka cusub ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ee uu shalay Magacaabay Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.


Sabriye ayaa waxaa garoonka dayuuradaha Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirada Warfaafinta, Isgarsiinta, gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo xubno kale.

Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda xilkaas kala wareego Wasiirkii hore ee Wasaaradaas Cabdi Faarax Siciid Juxa, waxaana wasiirka cusub hor yaalla howlo adag.

Sabriye ayaa ka mid ahaa saddex wasiir oo uu shalay magacaabay raisul wasaaraha Somalia kuwaasoo bedelaya wasiiro kale oo xilka laga qaaday.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip