Jen. Diini oo Ka Digay Joojinta Taageerada Mareykanka uu Siin Jiray Ciidamada Militiriga

0
Sunday December 17, 2017 - 10:55:48 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jen. Diini oo Ka Digay Joojinta Taageerada Mareykanka uu Siin Jiray Ciidamada Militiriga

    Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ka digay in joojinta taageerada Mareykanka uu siin jiray Ciidamada Soomaaliya ay dib u dhac weyn ku keeni doonto dadaalka Ciidamada Ammaanka Soomaaliya kula dagaallamayaan Al-Shaba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ka digay in joojinta taageerada Mareykanka uu siin jiray Ciidamada Soomaaliya ay dib u dhac weyn ku keeni doonto dadaalka Ciidamada Ammaanka Soomaaliya kula dagaallamayaan Al-Shabaab.

Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo horay si dhow ula soo sheegay Saraakiisha Mareykanka ee Soomaaliya ku sugan, xilligii u ahaa Taliyaha Ciidamada iyo Wasiirka Difaaca, isagoo ku tilmaamay go’aanka uusan imaan waqtigii saxda ahaa.

"Haddii Mareykanku joojiyo cuntada, shidaalka iyo qarashaadki, waxey hakad galin doontaa dagaalka iyo abaabulka ka dhanka ah cadawga Argagixisada”ayuu yiri Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in tallaabadan aanay caawin doono ee howlgalada, balse ay tahay mid dhaawaceysa niyadda sida uu hadalka u dhigay.


Dowladda Mareykanka ayaa dhowaan ku dhawaaqday inay joojisay gargaarkii ay siin jirtay ciidamada Soomaaliya, kaddib musuq maasuq iyo isla xisaabatan la’aan hareeyay taageeradii dhanka saadka ee uu siinayay Ciidamada Milateriga Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip