Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan la Qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya -Sawirro

0
Thursday December 07, 2017 - 21:40:56 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 40
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan la Qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya -Sawirro

    guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula qaatay wakiilka Ergayga gaarka ee QM u qaabilsan arrimaha SoomaaliyaMiche

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula qaatay wakiilka Ergayga gaarka ee QM u qaabilsan arrimaha SoomaaliyaMicheal Keatingiyo Madax ka socotay Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP qeybta taageerta Baarlamaanka Soomaaliya.

kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin sidii Qaramada Midoobay ay usii xoojin laheyd taageerada ay siiso Soomaaliya iyo kordhinta mashaariicda ay ku taageerayaan Baarlamaanka Soomaaliya.

sidoo kale waxyaabaha inta kulanka uu socday aad looga hadlay waxaa ka mid ah ka qeyb qaadashada dadaalka Dowladda Soomaaliyeed ay wado oo ku aadan la socodka ,hir gelinta iyo sidoo kale dhameystirka Dastuurka Dalka dadaalada ay beesha caalamka ku bixin karto si kaalinta beesha caalamka iyo taageeradeedaba ay meesha uga muuqdaan,sida uu kulanka ka dib warbaahinta Qaranka u sheegay Xoghayaha guud ee golaha shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi Buux.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip