Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo u Ambabaxay Wadanka Masar

0
Thursday December 07, 2017 - 21:11:06 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo u Ambabaxay Wadanka Masar

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyaggoo ku sii jeeda dalka Masar, halkaasi oo ay kaga qeyb gali doonaan shirka Ganacsiga Afrik

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyaggoo ku sii jeeda dalka Masar, halkaasi oo ay kaga qeyb gali doonaan shirka Ganacsiga Afrika oo lagu qabanayo magaaladda Sharma Shiikh.

Safarka madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ku wehlinaya mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaana shirka ay ka qeyb galayaan uu socon doonaa 7 ilaa iyo 9 Bishaan December, waxaana loogaga hadli donaa horumarka ganacsiga qaaradda Afrika.

Shirkan ayaa lagu wadaa inay ka soo qeybgalaan madax badan badan oo ka socda qaarada Afrika iyadoo shirkan uu u yahay wadamada Afrika mid ahmiyad gaar ah leh.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip