Maxkamad Ku Taal Dalka Canada oo Dambi Ku Heshay Muwaadin Soomaali ah

0
Thursday December 07, 2017 - 15:25:41 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 82
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad Ku Taal Dalka Canada oo Dambi Ku Heshay Muwaadin Soomaali ah

    Maxkamad ku taal dalka Canada ayaa ku heshay dambi ah afduub muwaadin Soomaaliyeed oo lagu sheegay magaciisa Cali Cumar Adeer iyadoo go'aanka maxkamadana aan weli si rasmi ah loogu dhowaaqin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamad ku taal dalka Canada ayaa ku heshay dambi ah afduub muwaadin Soomaaliyeed oo lagu sheegay magaciisa Cali Cumar Adeer iyadoo go'aanka maxkamadana aan weli si rasmi ah loogu dhowaaqin.

Cali Adeer ayaa loo haystaa afduubka weriye u dhalatay wadanka Canada Amanda Lindhout iyo sawir qaade ka soo jeeda wadanka Australia sagaal sano kahor.

Hase yeshee Cali Cumar Adeer oo 40 jir ah ayaa beeniyay in uu qeyb ka ahaa dableydii afduubka ku haysatay saxafiyiinta balse lagu qasbay inuu tarjubaan u noqdo afduubayaasha.

Afduubka Amanda Lindhout ayaa afduubkeda laga qoray buug iyadoo sidoo kale laga sameeyey filim.

Muddo kabadan sanad ayaa Amanda Lindhout oo laga afduubay hotel ku yaal magaalada Muqdisho waxaa ay ku mudatay jirdil iyo falal kale,waxaana kooxdii afduubka ku haysatay ay geeyeen magaalooyin kala duwan oo dalka ka mid ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip