Xilliga La Soo Xirayo Kulamada Guud ee Golaha shacabka oo la Shaaciyay

0
Thursday December 07, 2017 - 10:51:16 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 37
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xilliga La Soo Xirayo Kulamada Guud ee Golaha shacabka oo la Shaaciyay

    Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa galaya fasax labo bilood ah, iyadoo la soo xiri doono kulamada guud ee Baarlamaanka, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye Jawaari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa galaya fasax labo bilood ah, iyadoo la soo xiri doono kulamada guud ee Baarlamaanka, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye Jawaari.

Guddoomiyaha Golaha shacabka Jawaari ayaa sheegay in 16-ka bishan la hakinayo kulamada guud, isla markaana fasax la geli doono.

Waxaa uu sheegay in ajandayaasha muhiimka ee u haray ay ka doodi doonaan illaa 16-ka bishan, xilligaasoo si rasmi ah loo soo xiri doono Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka.

Jawaari ayaa sheegay in marka la hakiyo kulamada Golaha shacabka ay tahay marka ugu shaqada badan tahay, isla markaana labada bilood ee fasaxa lagu maqan yahay Xildhibaan walba uu aadi doono deegaankii laga soo doortay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip