AKHRISO:- Qoddobada Rasmiga ah ee Ay Ku Heshiiyeen Maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna -Sawirro

0
Wednesday December 06, 2017 - 21:22:07 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO:- Qoddobada Rasmiga ah ee Ay Ku Heshiiyeen Maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna -Sawirro

    Ahlu Sunna iyo Gal-Mudug ayaa heshiis rasmi ah oo ka kooban 14 qodob ku kala saxiixday madaxtooyadda Somalia iyadoo ay goob joog ka ahaayeen madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo qaar ka mid ah golaha wasiiradda ee dowladda Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ahlu Sunna iyo Gal-Mudug ayaa heshiis rasmi ah oo ka kooban 14 qodob ku kala saxiixday madaxtooyadda Somalia iyadoo ay goob joog ka ahaayeen madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo qaar ka mid ah golaha wasiiradda ee dowladda Federaalka.

Heshiiskan ayaa qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in hogaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Shaakir uu noqonayo Madaxa Xukuumada dowlad goboleedka Galmudug iyadoo xilkaasi uu yahay mid aysan hore u lahayn maamul goboleedyada dalka.

Halkan hoose ka aqriso qodobada lagu heshiiyay oo dhamaystiran;

H1

H2




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip