Nabadoon Caan ah oo Xalay Lagu Dilay Degmada Baraawe

0
Wednesday December 06, 2017 - 11:05:22 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 60
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nabadoon Caan ah oo Xalay Lagu Dilay Degmada Baraawe

    Kooxo Hubeysan ayaa xalay degmada Baraawe ku dilay Nabadoon caan ka ahaa degmadaas, kaddib markii uu ka soo baxay masaajid, iyadoo kooxdii falkaas dilka geystay ay baxsadeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo Hubeysan ayaa xalay degmada Baraawe ku dilay Nabadoon caan ka ahaa degmadaas, kaddib markii uu ka soo baxay masaajid, iyadoo kooxdii falkaas dilka geystay ay baxsadeen.

Wararka ayaa sheegaya in Nabadoonka la dilay lagu magacaabi jiray Sayid Xaaji Xuseen, waxaana uu ahaa nin da’ ah, sida dadka deegaanka ay sheegayaan.

Nabadoonkan ayaa xilligii dowladdii Maxamed Siyaad Barre ka soo noqday degmada Baraawe Xoghaye.

Ciidamada ammaanka Baraawe ayaa xalay ka sameeyay xaafadaha degmada howl gallo lagu baadigoobayo kooxdii dilka geysatay, hase ahaatee laguma guuleysan in la soo qabto.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip