Taliyihii Saldhiga Waqooyi ee Magaalada Gaalkacyo oo Qarax Lagu Dilay

0
Wednesday December 06, 2017 - 10:48:30 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 74
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii Saldhiga Waqooyi ee Magaalada Gaalkacyo oo Qarax Lagu Dilay

    Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ka dhacay qarax xoogan, kaasi oo intiisa badan laga maqlay magaalada,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ka dhacay qarax xoogan, kaasi oo intiisa badan laga maqlay magaalada,

Qaraxa ayaa la sheegayaa in lala beegsaday gaari uu saarnaa taliyihii saldhigga suuqa cusub ee Wayooyiga magaalada Gaalkacyo.

Taliyaha qaraxa lala beegsaday ayaa lagu magacaabaa Cali Magafe, waxa uuna qarax qabsady xili uu marayey dhabarka dambe ee madaxtooyada Gaalkacyo.

Cali Magafe ayaa qaraxa waxaa ka soo gaaray dhaawac xoogan, waxaana la geeyey isbitaalka magaalada Gaalakacyo halkaasi oo markii dambe uu ku geeriyooday sida uu sarkaal ka tirsan Puntland u sheegay warbaahinta gudaha.

Qarax taliyaha uu ku geeriyooday ayaa la sheegay in uu ahaa mid gaarigiisa loogu xiray.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip