Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada Oo La Sameeyay Xilli Puntland & Banaadir Ay Kala Badbaadeen.

0
Tuesday December 05, 2017 - 12:54:46 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 188
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Aadka Tartanka Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada Oo La Sameeyay Xilli Puntland & Banaadir Ay Kala Badbaadeen.

    Isku aadka tartanka Maamul Goboleedyaada ayaa la sameeyay dhawaan, waxaana kasoo baxay hal group oo lagu tilmaami karo mid dhimasho ah waana midka kulmiyay Galmudug, Jubbaland iyo Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isku aadka tartanka Maamul Goboleedyaada ayaa la sameeyay dhawaan, waxaana kasoo baxay hal group oo lagu tilmaami karo mid dhimasho ah waana midka kulmiyay Galmudug, Jubbaland iyo Banaadir.

Sidoo kale kooxda difaacaneysa tartanka ee Puntland ayaa galay group iska fudud sida laga sii hordhacay waxeyna ku group noqdeen Koofur Galbeed iyo Hirshabelle.

Sida sharciga yahay tartanka wuxuu durba u gudbi doonaa Semi Final marka lasoo dhameeyo kulamada wareega group-yada, waxaana qeyb walba kasoo bixi doonta laba.

Saadaasha ugu badan waxey tahay in mar kale la daawan doono final ay isugu yimaadaan Banaadir iyo Puntland, balse lama filaan walba ayaa dhici kara.

ISKU AADKA OO DHAMEYSTIRAN:

GROUP A:

1. Banaadir

2. Galmudug

3. Jubbaland

GROUP B:

Hirshabelle

Puntland

Koofur Galbeed

Ciyaaraha waxey furmi doonaan 8-da December, waxaana lagu furi doonaa Banaadir iyo Jubbaland waana kulan xiiso badan iyadoo isku aadka uu yahay mid ay kasoo baxeen kulamo culus oo la wada sugi la’yahay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip