Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo U Ambabaxay Magaalada Muqdisho

0
Saturday December 02, 2017 - 16:58:26 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas oo U Ambabaxay Magaalada Muqdisho

    Maxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayoayaa maanta ambabaxay magaalada Muqdisho , halkaasi oo ay kaga qaybgalayaan shir ay isugu imaan doonaan Madaxda Soomaalida iyo beesha Caalamka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayoayaa maanta ambabaxay magaalada Muqdisho , halkaasi oo ay kaga qaybgalayaan shir ay isugu imaan doonaan Madaxda Soomaalida iyo beesha Caalamka

Madaxwaynaha oo ay sii sagootiyeen madaxwayne kuxigeenka dawladdaPuntland Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi CumarCamayXubno ka tirsan labada golle ee dowladda, saraakiiisha ciidamada iyo kuwa madaxtooyada, wuxuu sheegay in magaaladda uu sidoo kale kagaqaybgelidoonaa shirka amniga qaranka,oo ay kasoo qayb geli doonaan madaxda dawladda xubanaha ah Dawladda federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha oo warbaahinta uga warbixinayay safarkiisa Muqdishowaxaaa uu yiri

waxaan kusocdaa Muqdisho oo aan kaga qaybgalayo shir ay isugu imanayaan beesha caalamka iyo madaxda soomaalida, iyo sidoo kale shirkii amniga qaranka oo arimaha ugu muhiimsan oo looga hadlayo ay noqon doonto nabdgelyada dalka, xasilinta iyo geedi socodka dawladnimadda soomaaliya, shirkaas oo labada maalmood ah, kabacdinawaxaa dhici doona shirkii beesha caalamka iyo madaxda soomaalida oo dhammaandoona bisha 5teeda ah, kabacdina inshaa allaahu waxaan rajaynayaa in aan si nabad gelya ah usoo laabano, waxaan idinkula dardaarmayaain laga shaqeeyo lana taageero nabadgelyada iyo horumar, guul baan diin rajaynayaa

Madaxweynuhu ayaa shalay dalka dib ugu soo laabtay ka dib muddo toddobaad ka badan oo uu ku maqnaa Caasimadda ethiopia ee Adis-ababa. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in xukuumadda ethiopia uu kala soo hadlay arrimo la xiriira iskaashiga amniga ee labada dhinac iyo ganacsiga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip