Hawlgal Ka dhacay Afgooye oo Lagu Soo Qabtey Xubno Lagu Tuhmey inay Yihiin Al-Shabaab

0
Tuesday November 14, 2017 - 17:02:43 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hawlgal Ka dhacay Afgooye oo Lagu Soo Qabtey Xubno Lagu Tuhmey inay Yihiin Al-Shabaab

    Ciidamada Amaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hawlgal ballaaran ka fuliyey magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose. Guryaha magaalada ayaa lagu sameeyey in mid mid loo baaro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Amaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hawlgal ballaaran ka fuliyey magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose. Guryaha magaalada ayaa lagu sameeyey in mid mid loo baaro.

Wararku waxay sheegayaan in la soo qabtey 20 qof oo ay ku jiraan xubno si weyn lo baadigoobayey.

Afgooye ayaa muddooyinkii danbe ahayd xarun laga soo abaabulo weerarada lagu qaado ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM, sidoo kale waxaa la aaminsan yahay in qaraxyada ugu badan ee Muqdisho laga fuliyey laga soo abaabuley Afgooye.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip