Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Magacyada Iyo Beelaha Dagaalyahanadii Uga Dhintay Weerarkii Buulo-gaduud -Sawirro

0
Tuesday November 14, 2017 - 13:45:32 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Magacyada Iyo Beelaha Dagaalyahanadii Uga Dhintay Weerarkii Buulo-gaduud -Sawirro

    Ururka Al­ Shabaab ayaa Maanta si rasmi ah usoobandhigay muuqaal ku saabsan dagaalkii Cuslaa oo ay dhawaan ku qaadeen Xerada BuulaGaduud ee Maamulka Jubbaland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Al­ Shabaab ayaa Maanta si rasmi ah usoobandhigay muuqaal ku saabsan dagaalkii Cuslaa oo ay dhawaan ku qaadeen Xerada BuulaGaduud ee Maamulka Jubbaland.

Haddaba Muuqaalkaas qeybtiisa dambe,Ururka Al­Shabaab ayaa kusoo bandhigayMagacyada iyo beelaha ay kasoo kalajeedaan 4 qof oo ay sheegeen inay kagadhinteen dagaalkii xoogaana oo aydhawaan ku qaadeen Xerada Buula Gaduudee Maamulka Jubblanad.

Waxaa xusid mudan in Afartaandagaalyahan ay gabi ahaan kasoo wadajeedaan Deegaanka Koonfur Galbeed,waxaana qeyb ka ah ninkii fuliyey Qaraxiilagu furtay howlgalkaas, halka seddexda kalana ay ku dhinteen Dagaalka.

Afartaan nin ayaa dhammaantood kasoo wada jeedo deegaanada Maamulka KoonfurGalbeed, iyadoo seddex kamid ah ay kasoo jeedaan Beesha Raxan weyne halka midkalana uu yahay Eelaay.

Sawirro.

1) Cabdulqaadir Cali Ibraahim (Boqol Hore)

1) Cabdulqaadir Cali Ibraahim (Boqol Hore)

3) Maxamed Nuur Aadan (Hariin)

3) Maxamed Nuur Aadan (Hariin)

2) Maxamed Macalin Xasan (Hadamo)

2) Maxamed Macalin Xasan (Hadamo)

4) Cabdulcasiis Cabdullaahi (Muctazim) Eelaay, gaar ahaan kuwa dago Buur, waana ninkii fuliyay qaraxii Ismiidaaminta

4) Cabdulcasiis Cabdullaahi (Muctazim) Eelaay, gaar ahaan kuwa dago Buur, waana ninkii fuliyay qaraxii Ismiidaaminta







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip