Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Kheyre Oo Hor-tagaya Xildhibaanada Aqalka Sare

0
Tuesday November 14, 2017 - 13:36:14 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 60
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Kheyre Oo Hor-tagaya Xildhibaanada Aqalka Sare

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta hortagaya xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta hortagaya xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xubnaha Aqalka Sare ayaa su’aalo weydiinaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad, waxaana ay wax ka weydiinayaan waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradiia.

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa maalmihii dambe u yeerayay Wasiirada ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya, waxaana ay wax ka weydiinayeen Wasaaradahooda waxyaabaha u qabsoomay.

Wasiirkii ugu dambeeyay ee xubnaha Aqalka Sare ay su’aalo weydiiyaan ayaa waxa uu ahaa Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya Maxamed Oomaar.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip