Dowladda Federaalka Oo Cambaareysay Gantaalkii Xuutiyiinta Yemen Ku Weerareen Riyadh

0
Monday November 13, 2017 - 12:04:43 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 76
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Federaalka Oo Cambaareysay Gantaalkii Xuutiyiinta Yemen Ku Weerareen Riyadh

    War saxaafadeed ku qornaa Afafka English-ka iyo Carabiga oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarkaas uu xadgudub ku yahay sharciga caalamiga ah, isla markaana walaac looga muujiyay kororka rabshadaha wiiqi k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War saxaafadeed ku qornaa Afafka English-ka iyo Carabiga oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarkaas uu xadgudub ku yahay sharciga caalamiga ah, isla markaana walaac looga muujiyay kororka rabshadaha wiiqi kara amniga iyo xasiloonida Gobolka iyo Caalamka.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ku garab taagan tahay dowladda iyo shacabka Sacuudi Carabiya ilaalinta amniga iyo xasiloonida dalkooda, waxaana dowladdu cadeysay inay si dhow ula shaqeyneyso dowladda Sacuudiga, si looga hortago khatarta Argagixisada.

Halkan hoose ka akhriso qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda soo saartay:-

saudi-696x924



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip