Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Madaxda Villa Soomaaliya Ugu Baaqay In Ay Dib U Fiiriyaan Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-Shabaab

0
Monday November 13, 2017 - 11:58:48 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Madaxda Villa Soomaaliya Ugu Baaqay In Ay Dib U Fiiriyaan Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-Shabaab

    Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle ayaa ka hadlaye Howlgalada Ciidamada Dowladda ay ka wadaan qeybo katirsab Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle ayaa ka hadlaye Howlgalada Ciidamada Dowladda ay ka wadaan qeybo katirsab Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Howlgalka ayuu ugu horeyn sheegay in uu yahay mid uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxa uuna ku tilmaamay in uu yahay Mid wadatashi in laga sameeyo u baahan.

Waxa uu sii raaciyey in saameynta ugu badan ee dagaalka uu ku yeelanayo dadka rayidka ee deegaanaasi kunool.

Madaxda Dowladda waxa uu ka dalbaday in ay ka talo galiyaan dadka deegaanka iyo qubarada aqoonta fog u leh arrimaha dagaal, si loo darso waxyaabaha laga dhaxli karo gulufka Dagaal ee Dowladdu ku dhawaaqday.

Hadalka madaxweyne Waare ayaa u muuqda mid jawaab u ah duqeyn ciidamada mareykanka ay ka geysteen Deegaanka Basra, waxaana soo baxaya in dad shacab Duqeyntaas waxyeelo ka gaartay.

Sidoo kale waxa uu muujinayaa in uusan jirin kala tashi lagala sameeyey Maamulka Hir-shabeelle kahor qaadista Dagaalka, waloow uu kamid ahaa Madaxdii goob jooga u ahaa kolkii Madaxweyne Farmaajo uu dagaalka ku baaqaye.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip