Xildhibaanada Horusocod oo Baaq Ka Soo Saaray Xaalada Siyaasadeed ee Dalka -Akhriso

0
Friday October 13, 2017 - 11:28:35 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 303
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Horusocod oo Baaq Ka Soo Saaray Xaalada Siyaasadeed ee Dalka -Akhriso

    Xildhibaanada ku bahoobay Kudlada Horusocod ayaa markii u horeysay baaq ka soo saaray xaalada siyaasadeed iyo mida amni ee ka jirta dalka, iyadoo dowladda Soomaaliya u jeediyay tallooyin kala duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada ku bahoobay Kudlada Horusocod ayaa markii u horeysay baaq ka soo saaray xaalada siyaasadeed iyo mida amni ee ka jirta dalka, iyadoo dowladda Soomaaliya u jeediyay tallooyin kala duwan.

Kudlada Horusocod ayaa sheegay in loo baahan yahay in dalka uu gaaro degenaansho siyaasadeed, si horay loogu socdo.

Sidoo kale waxaa ay ugu baaqeen Madaxweynaha inuu kulan deg deg ah isugu yeero Madaxda dowlad goboleedyada, si looga hadlo tabashooyinka ku xusan war murtiyeedkii shalay ka soo baxay Madaxda dowlad goboleedyada.

Waxaa kaloo ay soo jeediyeen in xiriirka dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada inuu noqdo mid wada shaqeyn iyo iskaashi ku dhisan.

Halkan hoose ka akhriso Baaqa Kudlada Horusocod:-







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip