Boqolaal Milyan oo Shling Soomaali ah oo Maanta Lagu Gubay Magaalada Bosaso -SAWIRRO

0
Thursday October 12, 2017 - 18:43:11 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqolaal Milyan oo Shling Soomaali ah oo Maanta Lagu Gubay Magaalada Bosaso -SAWIRRO

    Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Bangiga Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah gubay lacag shilling Soomaali oo la sheegay in laga diidey gudaha Puntland, sidoo kale waxaa lacagtaas kamid ahayd mid duug ah oo Puntland ka soo gashey gobolada Bartamaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Bangiga Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah gubay lacag shilling Soomaali oo la sheegay in laga diidey gudaha Puntland, sidoo kale waxaa lacagtaas kamid ahayd mid duug ah oo Puntland ka soo gashey gobolada Bartamaha Soomaaliya ah taasoo ay dhawaan qabteen Ciidanka Kontoroolka magaalada.

Waxaa ka qaybgalay munaasabaddii lagu gubey lacagta Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe oo weheliyaan maamulka gobolka, Maamulka Bangiga, Agaasimayaasha Wasaaradda.

Lacagtan sida uu sheegay maamulaha Bangiga Boosaaso Muuse Aw Xuseen waxay dhan tahay Lix boqol oo milyan oo Sh.so taasoo Puntland uga timid dhanka gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Muddooyinkii danbe waxaa Puntland ka taagnaa jaahwareer ah qaadashada lacagta shilinka, waxaana taasi keentey in qiimaha dollarku si aad ah kor ugu kaco.













Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip