Shirkadda DP WORLD ee Dalka Imaaraatka Carabt oo Maanta Lagu Wareejinayo Dekadda Bosaso

0
Thursday October 12, 2017 - 12:30:00 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda DP WORLD ee Dalka Imaaraatka Carabt oo Maanta Lagu Wareejinayo Dekadda Bosaso

    Gudaha dekadda weyn ee magaalada Bosaso ayaa waxaa ka socotay xafladda ballaraan oo lagu wareejinayo maamulka, iaydoo si rasmi ah loogu wareejinayo shirkadda DP WORLD ee Dalka Imaaraatka Carabta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha dekadda weyn ee magaalada Bosaso ayaa waxaa ka socotay xafladda ballaraan oo lagu wareejinayo maamulka, iaydoo si rasmi ah loogu wareejinayo shirkadda DP WORLD ee Dalka Imaaraatka Carabta.

Xafladda waxaa ka soo qeyb galay mamaulka gobolka Bari, kan degmada Bosaso, xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland, nabadoono, ganacsato, dhalinyaro, madaxda shirkadda DP WORLD iyo marti shataf kale.

Shirkadda DP WORLD ee Dalka Imaaraatka ayaa lagu wadaa in ay ballaaiso dekadda Bosaso markii ay la wareego maamulkeeda, waxana ku kacaya ballaarinta iyo dacartirka dekadda Bosaso lacag 3,36 milyan oo doolar, waxaana heshiirkaasi horey u saxiixay madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas iyo wasiirka dekadaha Puntland Siciid Maxamad Raage

Ammmaanka dekadda ayaa si weyn loo adkeeyay iydoo la xakameeyey isu socodka dadka iyo gaadiidka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip