Wasiir Ku Xigeenka Difaaca XFS oo Sheegay in la Xoojinayo Dhismaha Ciidamada Qaranka

0
Sunday October 08, 2017 - 11:55:14 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ku Xigeenka Difaaca XFS oo Sheegay in la Xoojinayo Dhismaha Ciidamada Qaranka

    Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaashaandhigga Mudane C/laahi Colaad Rooble iyo wafdi uu hogaaminayeyoo maalmaaanba ku sugnaa gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dowladdu ay wado qorshe balaaran oo lagu xoojinayo dhismaha ciidamada Qaranka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaashaandhigga Mudane C/laahi Colaad Rooble iyo wafdi uu hogaaminayeyoo maalmaaanba ku sugnaa gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dowladdu ay wado qorshe balaaran oo lagu xoojinayo dhismaha ciidamada Qaranka.

Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa kormeeray xarumaha ciidamada amaanka ay ku leeyihiin magaalooyinka Buuleburde iyo Maxaas oo katirsan gobolka Hiiraan, waxeyna la kulmen saraakiisha hogaamineysa ciidanka.

Wasiir C.laahi Colaad Rooble ayaa xusay in dhismaha ciidanka oo la xoojiyaa ay sahleyso in ciidanka ay si wanaagsan u gutaan waajibaadkooda, kana hortagaan Cadowga.

Masuuliyiinta wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa dhawaanahaan waday howlo lagu dar dar galinayo dhismaha ciidamada Qaranka, iyaga oo socdaalo ku tagay gobolo dhowr ah oo dalka kamid ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip