Taliyihii Ciidanka Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacyo oo Askeri Kale Toogasho Ku Diley

0
Monday October 02, 2017 - 21:48:39 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii Ciidanka Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacyo oo Askeri Kale Toogasho Ku Diley

    Nin ka tirsan ciidanka Booliska ee ilaalada garoonka diyaradaha ee Gaalkacyo ayaa toogasho ku diley Taliyihii ciidanka ilaalada garoonka Cabdullaahi Yusuf ee magaalada Gaalkacyo Col. Cabdisalaam Sanyare Cawke, sidoo kale waxa uu la diley nin kamid ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin ka tirsan ciidanka Booliska ee ilaalada garoonka diyaradaha ee Gaalkacyo ayaa toogasho ku diley Taliyihii ciidanka ilaalada garoonka Cabdullaahi Yusuf ee magaalada Gaalkacyo Col. Cabdisalaam Sanyare Cawke, sidoo kale waxa uu la diley nin kamid ahaa ilaaladiisa.

Ninka dilka geystey ayaa la qabtey waxaana ku socda baaritaan sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka Booliska ee Gaalkacyo.

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka danbeysa dilkan, waxaana uu noqonayaa Taliyihii labaad ee Saldhiga garoomada diyaaradaha ee Puntland uu isla askeri kale dilo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip