Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo Safiirka UK ee Somalia oo Kulan ay Yeesheen uga Hadlay Dayactirka Wabiga Shabeelle

0
Tuesday September 12, 2017 - 20:07:08 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 89
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo Safiirka UK ee Somalia oo Kulan ay Yeesheen uga Hadlay Dayactirka Wabiga Shabeelle

    Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya SoomaaliyaDavid Concar, iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay, halkaas oo ay kusoo dhoweeyeen Wasiiro ka tirsan Koofur galbeed, Xildhibaano iyo xubno kale, kadib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya SoomaaliyaDavid Concar, iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay, halkaas oo ay kusoo dhoweeyeen Wasiiro ka tirsan Koofur galbeed, Xildhibaano iyo xubno kale, kadibna waxaa loo galbiyay Madaxtooyada maamulka K/Galbeed, iyagoo kula kulmay Madaxweynaha Maamulkaasi Shariif Xasan.

Kulanka ay wada yeesheen Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo DanjireDavid Concar, ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Amniga, Abaaraha, dib u dejinta Barakacayaasha iyo dib u habeyn lagu sameeyo Wabiga

AfhayeenkaMadaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed Nuurdiin Yuusuf, ayaa Wariyeyaasha sharraxaad ka siiyey markii uu idlaaday Kulanka dhex maray Madaxweynaha Koofur galbeed iyo wafdigii la socday Safiirka Boqotooyadda Britain ee Soomaaliya, isagoo sheegay in Dowladda Ingiriiska ay balan qaaday Mashaariic ay ka mid yihiin in ay dayactirto Wabiga Shabeelle, si uu u keydiyo biyaha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip