Ururka Alqaacida oo Sii Daayay Muwaadin u Dhashay Dalka Koofur Afrika oo Muslimay

0
Friday August 11, 2017 - 16:46:36 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Alqaacida oo Sii Daayay Muwaadin u Dhashay Dalka Koofur Afrika oo Muslimay

    Stephen McGowan oo u dhashay wadanka Koofur Afrika ayaa qaatay diinta Islaamka isagoo u xirnaa muddo lix sano ah ururka Alqaacida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Stephen McGowan oo u dhashay wadanka Koofur Afrika ayaa qaatay diinta Islaamka isagoo u xirnaa muddo lix sano ah ururka Alqaacida.

Kadib muddo bil ah markii Alqaacida ay sii daysay ninkan ayuu shaaciyay inuu Muslimay uuna wax wanaagsan oo badan dareemay markii uu qaatay diinta Islaamka.

McGowan ayaa sheegay inuusan jari doonin garka maadaama uu yahay mid diinta Islaamka ay ka dhigtey mid sunno ah.”ayuu yiri McGowan.

Ninkan Islaamay oo hore u haystay diinta Masiixiga ayaa lix sano kahor waxaa gacanta ku dhigey ururka Alqaacida isaga iyo afar kale oo ajaaniib ah.

McGowan oo ka soo baxay isbitaal baaritaano loogu sameynayay ayaa sheegay inuusan dhibaato kala kulmin mudadii uu ku jirey gacanta ururka Alqaacida diinta Islaamkana uu u qaatay isagoo aysan cidna qasbin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip