DAAWO=Ra'iisul Wasaaraha oo ka Hadlay Raadinta Xuquuqda Gobolka Banaadir

0
Friday May 19, 2017 - 15:31:51 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO=Ra'iisul Wasaaraha oo ka Hadlay Raadinta Xuquuqda Gobolka Banaadir

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay raadinta xuquuqda Gobolka Banaadir, isagoo ugu baaqay shacabka reer banaadir in si wanaagsan ay ku raadiyaan xuquuqda ay tabanayaan inay ka maqan tahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay raadinta xuquuqda Gobolka Banaadir, isagoo ugu baaqay shacabka reer banaadir in si wanaagsan ay ku raadiyaan xuquuqda ay tabanayaan inay ka maqan tahay.

Hadalkan ayuu Ra’iisul Wasaaraha ka jeediyay Munaasabad lagu taageerayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho oo shalay ka dhacday magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in shacabka reer Banaadir looga baahan yahay iyagoo isku duuban inay garab istaagaan Maamulka Gobolka Banaadir, fariinta ay qabaan ay u soo gudbiyaan, kaddibna madaxda dalka uu u soo gudbinayo.

"Waxaa balan qaadayaa aniga iyo Madaxweynaha inaan la shaqeyn doono Guddoomiyaha Gobolka Banaadir”ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip