Jilaaga Caanka Aheyd Ee Reer Hindiya Reema Lagoo Oo Geeryootay

0
Thursday May 18, 2017 - 16:10:09 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jilaaga Caanka Aheyd Ee Reer Hindiya Reema Lagoo Oo Geeryootay

    Reema Lagoo oo ahayd jilaa caan ah oo ka tirsanayd shirkadda aflaanta Hindiga ah jisha ee Bollywood ayaa geeriyootay iyadoo 59 jir ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Reema Lagoo oo ahayd jilaa caan ah oo ka tirsanayd shirkadda aflaanta Hindiga ah jisha ee Bollywood ayaa geeriyootay iyadoo 59 jir ah.

Waxay ku caanbaxday "hooyo ubadkeeda jecel”.

Waxay ku geeriyootay Isbitaal ku yaala magaalada Mumbai ka dib markii uu wadnuhu istaagay habeenkii Arbacada.

Haweenaydan jilaaga ah ayaa ku caan baxday doorka hooyanimada oo ay ku jili jirtay aflaanta.


Waxay jishay filimaaan badan oo aad u caan baxay oo ay ka mid ahaayeen Hum Aapke Hain Koun, Kuch Kuch Hota Hai, iyo Maine Pyar Kiya.

Reema ayaa xirfadan jilaanimada ku soo biirtay dhamaadkii 1970yadii, waxayna ku caanbaxday in ay jisho doorka hooyanimada.

Sidookale Geerida Reema Lagoo ayaa Waxaa ka Soo Tacsiyeeye Actariinta India iyo Kuwa Caalamka Ka

Amitabh Bachchanlamented that "such a fine talent (was) gone so young."

T 2428 - Just heard the shocking and unbelievable news about Reema Lagoo's passing .. such a fine talent and gone so young ! Very SAD !!

 
 

Priyanka Chopracalled her everyone's "favourite screen mom" and conveyed his condolences to the family.

 

RIPsuch a loss to art and cinema. You are and will always be our favourite screen mom. My condolences to the family.<br /><div id=



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip