Ganacsaatada Qaadka oo Maalinta labaad ka soo Dejisay qaadka Magaalada Jowhar

0
Friday April 21, 2017 - 10:27:50 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 398
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganacsaatada Qaadka oo Maalinta labaad ka soo Dejisay qaadka Magaalada Jowhar

    Ganacsatada qaadka ka keenta dalka Kenya ee magaalada Muqdisho ayaa maanta waxa ay markale ka soo dejiyeen qaad garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ganacsatada qaadka ka keenta dalka Kenya ee magaalada Muqdisho ayaa maanta waxa ay markale ka soo dejiyeen qaad garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar.


Gaadiidka u sida qaad magaalada Muqdisho ayaa saaka lagu arkay iyagoo dhex maraya magaalada Jowhar kadib markii ay ganacsatada qaadka ay bilaabeen inay ka soo dejistaan qaadka garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar.

Mid kamid ah ganacsatada qaadka ayaa sheegay  in adeeg wanaagsan iyo soo dhoweynba ay ka heleen mas’uuliyiinta maamulka gobolka Sh/dhexe ayna u mahadcelinayaan.

Ganacsatada qaadka ayaa u soo wareejiyay ka soo dejinta qaadka ay ka soo dejinayeen garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho magaalada Jowha kadib markii ay sheegeen in canshuur badan ay ku soo rogtay dowlada federalka Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip