Eng Camey,"Gurmadka Abaaraha Siyaasadayn Mayso Puntland, Laakiin Ammaankeeda Ayey Sugaysaa".

0
Thursday April 20, 2017 - 11:09:03 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Eng Camey,"Gurmadka Abaaraha Siyaasadayn Mayso Puntland, Laakiin Ammaankeeda Ayey Sugaysaa".

    Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa faahfaahin ka bixiyey diyaarad ku wajahnayd Buuhoodle oo lagu amray inay Garoowe soo cagadhigato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa faahfaahin ka bixiyey diyaarad ku wajahnayd Buuhoodle oo lagu amray inay Garoowe soo cagadhigato.


Eng Camey ayaa sheegay in diyaaraddaasi aysan wax ogaysiin ah siin Puntland, taasina ay sababtay inay ku amraan inay Garoowe soo cagadhigato si baaritaan loogu sameeyo.


Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in baaritaan lagu sameeyey diyaaradda kadib markii la ogaadey inay gargaar ka keentay Maraykankana ay u fasexeen deegaamadii ay ku socotey.



Dhanka kalena madaxweynaha ayaa tilmaamay in u jeedkoodu uusan ahayn siyaasadaynta gurmadka abaaraha laakiin waajib ka saran yahay sugidda ammaanka iyo xitaa bad qabka gargaarka lakeenayo dalka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip