Militariga Maraykanka oo shir u qabtay Ciidamada 40 wadan oo Afrikaan ah

0
Thursday April 20, 2017 - 10:47:22 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 356
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Militariga Maraykanka oo shir u qabtay Ciidamada 40 wadan oo Afrikaan ah

    Magaalada Stuttgart ee dalka Germany ayaa waxaa ka furmay shirweyne uu soo diyaariyey Taliska Ciidamada Maraykanka ee qaabilsan Afrika ee loo yaqaan Africom.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Stuttgart ee dalka Germany ayaa waxaa ka furmay shirweyne uu soo diyaariyey Taliska Ciidamada Maraykanka ee qaabilsan Afrika ee loo yaqaan Africom.

Maraykanka ayaa kala hadlaya Taliyayaasha wadamada Afrikaanka ah la dagaalanka kooxaha hubeysan oo ay ugu horeyaan Boko Xaram iyo Al Shabaab.


Kulankan ka dhacaya Germany ayey ka qeyb galayaan Taliyayaasha Militariga 40 wadan oo Afrikaan ah, waxaana lagu sheegay mid lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya ciidamada Maraykanka iyo kuwa Afrikaanka ah.


Maraykanka oo sanadihii lasoo dhaafay xooga saarayey dalalka Afrika ayaa dhinaca kale dadaal ugu jira inuu hub badan ka gado qaar kamid ah dalalka dagaalka kula jira kooxaha xagjirka ah sida wadanka Nigeria oo hada dooneysa inay diyaarado kasoo gadato Maraykanka, mashruucaasi oo ku bixi doona 600 milyan oo dollar.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip