Mooshinkii Barlamaanka ee Heshiiska Saldhiga Berbera oo Dib Loo Dhigay.

0
Thursday April 20, 2017 - 10:41:32 in Wararka by Wariye Qoslaaye
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mooshinkii Barlamaanka ee Heshiiska Saldhiga Berbera oo Dib Loo Dhigay.

    Xildhibaanadda Gollaha shacabka ee dowladda Federaalka ayaa go'aamiyay in dib loo dhigo mooshinkii ka dhanka ahaa heshiiskii saldhiga milateri ee berbera, islamarkaana lagu wareejiyo, lagana war-sugo Xukuumadda federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanadda Gollaha shacabka ee dowladda Federaalka ayaa go'aamiyay in dib loo dhigo mooshinkii ka dhanka ahaa heshiiskii saldhiga milateri ee berbera, islamarkaana lagu wareejiyo, lagana war-sugo Xukuumadda federaalka.

Xildhibaan Cabdullaahi sheekh Cismaan ayaa kalfadhigii shalay wuxuu codsaday in ajendaha lagu daro si ay xildhibaanadu uga doodaan, hase yeeshee guddoomiyaha barlamaanka Maxamed Cismaan Jawaaro ay soo jeediyay in marka hore xukuumadu ay keento faahfaahin dheeri oo la xiriira Heshiiska, Taasi oo ay ku raaceen Xildhibaanadu


Gabagabadii, Dowladda Imaraadka Carabta ayaa Heshiis Saldhiga milateri oo muddo ku dhow 30 soconaya waxay la gashay Maamulka Somaliland, heshiiskaasi oo ay dhaliileen xisbiyada mucaraadka Soomaaliland qaarkood iyo xubnaha barlamaanka Federaalka, waxaan dalkaasi booqday Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, inkastoo aan la ogayn inuu kala hadlay Masuuliyiinta Imaraadka heshiiskaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip